Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Dalalka Aduunku Ugu Baaqay Inay Ku Dhawaaqaan Xaalad Cimilo Oo Degdeg Ah

HomeSomali News

Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Dalalka Aduunku Ugu Baaqay Inay Ku Dhawaaqaan Xaalad Cimilo Oo Degdeg Ah

Somaliland: Xukuumadda Oo Hakisay Soo Dejinta Qalabka Isgaadhsiinta
Hogaanka ururka Cadaadiska Ee Soomaaliyeed oo la Hadlay HCTV.
Budhcad-badeed Soomaali Ah Oo Hawl-galo Ka Fuliya Nigeria
Madaxweyne Biixi Oo Boorama Ka Sheegay Inay Diyaar U Yihiin In La Saxo Wixii Dawladda Ka Khaldan
Hargeysa: Masuulkii Labaad Ee Musuqmaasuq Loo Xidho Oo Damiin Lagu Siidaayey Maanta

London, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa hoggaamiyeyaasha adduunka ugu baaqay inay dalalkooda kaga dhawaaqaan xaalad cimilo oo degdeg ah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sidaasi ka sheegay khudbadii furitaanka shirkii cimilada ee Sabtidii furmay. Sannad-guuradii shanaad ee Heshiiskii Paris ee 2015, in ka badan 70 hoggaamiyeyaasha adduunka ah ayaa lagu wadaa inay ka hadlaan kulanka hal-maalin ee hal-abuurka ah iyadoo dalalka loogu baaqayo inay tallaabooyin adag oo ku saabsan heerka cimilada sii kululaanaysa ee adduunka inay qaadaan.

COMMENTS