Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Tartan Kubbada Cagta Ah Oo Loo Qaban Lahaa Hablaha

0
2

Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa maanta joojisay tartan kubada cagta ah oo lagu waday in  loo qabto hablaha 6 gobol oo katirsan Somaliland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa lagu sheegay in tartankaan uu baalmarsan yahay diinta iyo dhaqanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here