Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Si Dhaw Ula Socoto Abaabul Milatari Oo Kenya Ka Waddo Aaga Mandheera

Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay abaabul dagaal iyo in ay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuurta Gudaha Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in ay ogaato in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee aaggaas ku yaalla.

Sida Lagu Sheegay War-Saxaafádeed Ka Soo Baxay Wasaarada Warfáafinta Soomaaliya:-