Somali News

Somaliland: Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeeray Dekeda Berbera

By Ahmed Cige

January 12, 2021

Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa kormeeray Dekeda Berbera.