Congress-Ka Maraykanka Oo Ka Fadhiistay Maamuus Ka Xayuubinta Trump

0
2

Washington, (HCTV) – Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa ka fadhiistay sidii Madaxweynaha xilkiisu sii dhamaanayo loogu samayn lahaa maamuus ka xayuubin kadib markii todobaad ka hor taageerayaasha Trump ee diidan guusha Madaxweynaha la doortay ee Joe Biden ay weerar ku qaadeen una daateen aqalka Congress-ka dalkaasi.

Madaxweyne Trump ayaa markii labaad wajahaya in la soo golo joojiyo tan iyo mudadii afarta sanadood ahayd ee uu talada dalkaasi hayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here