Trump Oo Noqday Madaxweynihii U Horreeyay Taariikhda Maraykanka Ee Maamuus Ka Xayuubin 2 Jeer Loo Soo Gole Joojiyey

HomeSomali News

Trump Oo Noqday Madaxweynihii U Horreeyay Taariikhda Maraykanka Ee Maamuus Ka Xayuubin 2 Jeer Loo Soo Gole Joojiyey

Somalia oo Dunida u Baahi Sheegatay
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland Oo Sheegay In Saaridda Khayraadka Dabiiciga Ahi Horseedi Karto Horumar Dhaqaale
Jabuuti oo gacan ka gaysanaysa Dhisnaha waddo laga Dhisayo Somaliland.
Dugsiga Al Burhaan Oo Munaasibada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka 2018 2019 U Qabtay Ardaydiisa
“Farmaajo, Naftii Siyaad Barre Ayaa Gashay..” Faysal Cali Waraabe

Washington, (HCTV) – Madaxweyne Trump oo mudo xileedkiisa todobaad uga hadhay aayaa noqday madaxweynihii u horeeyey taariikhda dalka Maraykanka ee maamus ka xayuubin loo soo gole joojiyo laba jeer.

Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ee xisbiga Dimuqraadiga oo ay weheliyaan toban xildhibaan oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa u codeeyey maamuus ka xayuubinta Madaxweyne Trump.

Congress-ka oo ay aqlabiyada haystaan Dimuqradigu ayaa xildhibaano gaadhaya 232 waxay u codeeyeen in xilka laga qaado Trump, hase yeeshee waxa loo gudbin doonaa aqalka Sare ee Sanat-ka.

Madaxweynahan laba jeer la soo gole joojiyey ayaa lagu eedeeyay “kicin dadweyne iyo xil gudasho la’aan”.

COMMENTS