Dhuusa-mareeb: Shirka Wadatashiga Madaxda Maamul Goboleedyada, Dowladda Fedaraalka Oo Furmay

HomeSomali News

Dhuusa-mareeb: Shirka Wadatashiga Madaxda Maamul Goboleedyada, Dowladda Fedaraalka Oo Furmay

Dawladda Soomaaliya Oo Cambaaraysay Gantaal Xuutiyiintu La Beegsadeen Makkah
Magaalada Boosaaso Waxa Lagu Soo Dhaweeyay Musharax Faarax Cali Shire.
Priyanka Chopra Oo Ethiopia Socdaal Ku Tagtay
Arrin Argagax Leh Oo La Soo Deristay Qoys Soomaali Ah + Sawirro
Qaramada Midoobay Oo Cambaaresay Weeraro Ka Dhacay Kenya Iyo Soomaaliya.

Dhuusa-mareeb (HCTV) – Waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug shirka wadatashiga dowladda Fedaraalka, maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirkan waxaa looga hadli doona arrimaha siyaasadeed ee wadanka sida qilaafka ka taagan doorashada dalka ka dhaceyso iyo sida xal loogo gaari lahaa, waxaana shirka uu goordhaw ku bilaawday jawi aanan lasii saadaalin karin waxyaabaha kasoo bixi doona maadama madaxda shirka uu u furmay aay si weyn ugu kala aragti duwan yihiin waxyaabaha aay isku hayaan.

Shacabka Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ayaa si gaar ah isha ugu wadda haayo natiijada kasoo bixi karta shirkan wadatashi ee maanta sida rasmiga ah uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

COMMENTS