Nicolas Berlanga Oo Walaac Ka Muujiyey Dagaalka Ka Dhacay Muqdisho

HomeSomali News

Nicolas Berlanga Oo Walaac Ka Muujiyey Dagaalka Ka Dhacay Muqdisho

Walaalo Kenyaan Ah Oo Loo Haysto Inay Xidhiidh Ganacsiga Hubka Ah La Leeyihiin Al-shabaab
Ugu yaraan 28 Qof oo ku Dhintay Doonyo ku degay Djibouti
Turkiga: Natiijada doorashadii Maayarka Istanbul Oo Laga Noqday
Xildhibaan Xukuumadda Ku Eedeeyay In Aanay Diyaar U Ahayn Qabashada Doorashada
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arimaha Doorashada

Nairobi, (HCTV) – Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu si aad ah uga walaacsan yahay dhacdooyinka ka socda Somalia, waxaanu codsaday in si aad ah la isku xakameeyo.

”Anigoo aad uga walaacsan dhacdooyinka ka socda magaalada Muqdisho. Danta guud waxay codsaneysaa xakameynta ugu sareysa, ilaalinta hay’adaha ay leeyihiin dhammaan, iyo wadahadalka. Rabshadaha lama aqbali karo. Kuwa ka masuulka ahna waa lala xisaabtami doono.” Ayuu yidhi Nicolas Berlangaoo qoraal uu soo dhigay twitterka oo uu kaga hadlayey dhacdooyinkii u dambeeyey ee ka dhacay caasimada Somalia ee Muqdisho.

COMMENTS