Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Sheegay Inaan Wali Xal Laga Gaadhin Khilaafka Ka Taagan Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal Ee Somaliland

HomeSomali News

Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Sheegay Inaan Wali Xal Laga Gaadhin Khilaafka Ka Taagan Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal Ee Somaliland

Washington: Nin Dab Isku Hor Qabadsiiyey Aqalka Cad
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2021 Oo La Horkeenay
Maraykanka Oo Cadeeyey In Israel Weerar Ka Gaysatay Gudaha Iraq
Madaxweynihii Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday
Nuxurka Qodobada Lagaga Hadlay Shirka G7 Ee Faransiiska Ka Furmay

Muqdisho, (HCTV) – Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble in aanu masuuliyad iska saarin xallinta khilaafka ka taagan doorashada xildhibaanada labada aqal ee Somaliland.
Warsaxaafadeed kasoo baxay guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu ka gaabiyay masuuliyaddii ka saarnayd habsami u socodka howlaha doorashooyinka qaran iyo inay doorashadu u dhacdo si xor iyo xallaal ah.
Guddoomiyaha aqalka sare wuxuu sheegay in raysal wasaaraha looga fadhiyo midaynta guddiyada doorashooyinka Somaliland oo khilaaf awgiis u kala jabay labo garab oo iskasoo horjeeda.

COMMENTS