Kooxda man united oo la filaya inay ka maqnaandoonaan 6 ciyaaryahan kulankeeda u so horeeya.

Kooxda man united aya la filaya inay ka maqnandoonan kulanka u so horeya 6 ciyaaryahan taasi oo ku noqon karta mid niyad jab ah iyado arinka uu ilawsin karo ronaldo oo ku so bilaabanaya sida la rajeenaya kulan kiisii u horeeyay ee ay la ciyaari doonaan kooxda man united ka so horjeedka new castal united

Man united aya rajo yeelatay kadib ka tagi taanka xidiga wa wayn iyo tobobareheed sir alex
Kadib sanado ay tabaysay ayaa hada waxa ku soo biiray mid kamida ardaydii tobore sir alex
Isla markana ah xidig samayn wayn ku leh aduunka oo dhan cr ronaldo magacyada maqnandoona aya waxa ay kala yihiin

1:Phil Jones
2:Dean Henderson
3:Scott McTominay
4:Jadon Sancho
5:Marcus Rashford
6:Alex Telles