Xiddigii hore ee reer netherland ayaa sheegay xidig ay man united ku qaldantahay la so saxeexashadiisa.

Ciyaaryahankii hore ee reer netherland aya sheegay inay ku qaldantay man united keenista xidig ay la so sexeexatay kaso anay ahayn inay la so wareegto

van basten ayaa dhulka la galay xidiga ay isku wadanka yihiin ee van de beek
Isago tilmaamay inaanan ahayn in ay la so saxeexato kooxda man united xidigaasi
Van de beek ayaa kulamo uu u ciyaari kooxda man united aan la qabsan kooxdaasi iyado ku so iibsatay qiimo £35 milyan oo Gini ah kalana so wareegtay ajex

Xidiga aya aha mid wanaagsan kahor intanay la so wareegan man united ee uu joogay ajex.