Sergio Aguero oo ka waramay sababta uu u diiday inuu xidho maaliyada no 10ka kooxda barcelona.

Segio ayaa ku so biiray kooxda barcelona ka hor intaanay kala so wareegin kooxda man city Sergio Aguero ayaan weli u ciyaarin kooxda barcelona madama uu dhaawac kaga maqanyahay

Waxa soo cusboonaday warar sheegaya in loo so bandhigay weeraryahankan no 10aad oo uu iska diiday sergio ayaa isagoo la hadlaya warbaahinta waxa uu sheegay in aanu u diidin inaanu rabin numberka balse uu ixtiraam awgii iskaga diiday

Messi ayaa ku biiray kooxda psg isago ka tagay kooxdiisa uu u s ciyaarayay mudada isago ay ka mid ahayd waxyaabihii uu kaga tagay barcelona maaliyada no 10ka kooxda waxaana la is waydiinayay cidii gashanka numbirkiisa
Waxaana ugy wayna cid gashan karta Sergio Aguero balse arinkaasi wuu diiday madama oo ay saxiib dhaw isku yihiin messi uuna ixtiraam uu u hayo messi dartii u diiday maliyadaasi waxaanu xidhay no 19 oo messi uu xidhan jiray 2006.