TobobareOle Gunnar Solskjaer oo sheegay ciyaaryahanka uu u dhibi lahaa rigooraha ama goal kulaadyada.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa isaga ka hadlayay shirkii jaraa id ee ka horeyay ciyaarta uu sheegay in uu u dhibi doono ciyaaryahan goal ku laadka kooxda iyadoo hore u ladi jiray ciyaaryahanaka bruno fernandes balse uu wax ka badal dhacay kadib imanshaha ronaldo

Tobobaraha oo ka hadlayay ayaay yidhi
“Bruno waxa uu u ahaa hormuud goal ku laadka ila iyo 2017 2018 balse ronaldo wa xdig wayn oo hore u ladi jiray goal ku laadyada masuuliyadaasna uu qado kox walba oo uu imaado

Waxa aanu la hadalnay labada ciyaaryahan midkastana wu garanaya anaga muhiimadeedu wa inanu badino kulanka galabta” isagon xaqiijin kuu u dhibay balse mid ahaan u dhibay ronaldo ama bruno.