Madaxweynaha Oromiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

HomeSomali News

Madaxweynaha Oromiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

“Farmaajo, Jabhado Ayuu u Samaystay Somaliland..” Wasiirka Arr. Gudaha
Puntland: Salaad Roob-doon Ah Oo La Iclaamiyey.
Waa Maxay Koronafayrus ?
Qodobo Laga Soo Saaray Shir Boorama Ay Ku Yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Awdal Iyo Odayaasha Dhaqanku
Warbixin:- Khilaafkii wakiilada JSL oo wali taagan iyo Xukuumada oo u hanjabtay Gudoomiye Khaliif. (Muuqaal) 

Jigjiga, (HCTV) – Waxaa maanta magaalada Jigjiga soo gaadhay wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromiya Shimalis Abdhisa,.

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxda degaanka u sareeysa oo uu kamid yahay Madaxweyne Mustafe cagjar, ku xigeenkiisa Ibraahim Cusmaan Faarax, iyo masuuliyiin kale.
Intaa kaddib wafdiga Madaxweynaha Oromiya oo uu weheliyo Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa u ambabaxay dhinacaa iyo magaalada Jinacsani oo kamid ah degaanka Oromiya.
Jinacsani ayaa waayadii hore ahayd magaalo katirsan dowlad degaanka Soomaalida, balse markii dambe laga dhigay degaanka Oromiya.
Booqashadan Madaxwaynaha Oromiya ee jinacsani ayaa noqonaysa tii u horeysay tan iyo intii loo doortay inuu noqdo madaxwaynaha rasmiga ah ee Oromiya.

COMMENTS