Somali News

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Alcadaala ayaa yidhi  “Waxaa Jira qorshe diyaarsan Oo la rabo in lagu magac Dilo raysal-wasaaraha”

By Abdikarim Saed Salah

December 25, 2021

Muqdisho (hctv.tv) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Alcadaala ayaa yidhi  “Waxaa Jira qorshe diyaarsan Oo la rabo in lagu magac Dilo raysal-wasaaraha”