Daawo: Boqolaal shacab oo dibad bax ka dhigay halkii uu ka dhacay qaraxii xeebta Liido

0
3

Muqdisho (hctv.tv) Duqa Magaalada Muqdisho oo ay wehelinayaan xubno Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ah ayaa kala qeybgalay boqolaal shacbiga Muqdisho banana bax ay kaga soo horjeedaan qaraxii xeebta liido ee ay ku dhinteen in ka badan 30 qof tiro kale ku dhaawantay.

 

Abdikarim Saed Salah

HCTV, Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here