“Bulsho badan oo reer Hargeysa ayaa Markii ugu horaysay heli doonta Biyaha Qasabada..”Mareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood

0
3

Hargeysa (hctv.tv) Mareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali  Daarood ayaa shaaciyey in ay maanta tijaabiyeen keydadka kala duwan ee Magaalada Hargeysa ay ka hirgalisay Wakaalada biyuhu kuwaasi oo biyaha lagu soo furay todobaadkan.

Abdikarim Saed Salah

Hargeysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here