Daawo Golaha wakiilada Somaliland oo u hanajabay ganacsato ay sheegeen in hanti dan-guud ah laga iibiyay

0
4

Hargeysa (hctv.tv) Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada oo soo saartay Go’aan lagu Ilaalinaayo Hantida Qaranka Xilligan Kala Guurka ah, War saxaafadeedkan waxa ku sexeexnaa Gudoomiyaha Guddida Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here