Daawo: Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Ansixiyey Xeerka Hanaanka Doorashooyinka Qof iyo Cod.

0
2

Muqdisho (hctv.tv) Golaha Wasiirrada ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka

Afhayeenka Xukuumadda, Farhan Jimale ayaa akhrinaya muhiimada ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin xeerarka maanta goluhu ansixiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here