Daawo “Burcooy Musharaxnimadayda ayaa kaw ka ah khilaaf kasta oo jira in la dhameeyo” Madaxweyne Biixi

0
3

Burco (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa maanta gaadhay magaalada Burco, waxana halkaas si ballaadhan ugu soo dhaweeyey dadweynaha halkaas ku dhaqan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here