“Dagaalku ma dhammaado illaa guusha la gaadho…”Madaxweyne Muuse Biixi

0
3

Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here