Daawo Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Sheegay Inaan Sacab Lagu Qarin Karin Taageerada Kulmiye Ee Gar adag

0
2

Garadag (hctv.tv)- Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ee hawlaha shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Gar-aag ee gobolka Sanaag.

Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Sheegay Inaan Sacab Lagu Qarin Karin Taageerada Kulmiye Ee Gar adag

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here