Daawo Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Xadhiga Ka Jarey Wadooyin Dawladda Hoose Ka Hirgelisey Ceerigaabo

0
4

Ceerigaabo  (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta kormeer iyo xadhig-ka-jaris ku sameeyey mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay gudaha magaalada Ceerigaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here