Hargeysa (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah Hoteel Maan-soor uga furay Shirweynihii 10-aad ee Garsoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo sheegay in ay Madaxweyne ahaan Sharaf iyo Xil-gudashoba u tahay ka soo qaybgalka Shirweynaha Garsoorka.
Home Somali News ššššš±š°šš²š§šš”š ššš¦š”š®š®š«š¢š²šššš ššØš¦šš„š¢š„šš§š šØšØ š¬š¢ š«šš¬š¦š¢ šš” š® šš®š«šš² šš”š¢š«š°šš²š§šš”š ššš«š¬šØšØš«š¤š šš...
