Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Barkhad Maxamed Kaariye oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa sheegay in Xisbigoodu uu kasoo horjeedo safaarada Somaliland ay ka furatay Magaalada Qudus waxaanu ku tilmaamay talaabo Dastuur jabina ah.