Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Somaliland kana Hadlay waxa ay xisbigooda ka qabaan safaarada Somaliland ka furatay Magaalada Qudus.
Home Breaking News Daawo “Xiniinyuhu waa kuwaanu Xisbigaga Buuraha kaga soo rognay” Guddoomiye Maxamuud Xaashi
