Daawo “Qofka Ictiraafka ka soo Horjeesta Waa cadowga Somliland”Guddoomiye Maxamed Kaahin

0
1

Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee ugu weyn Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Talaadadii ku soo laabtay Hargeysa ka dib safar uu ku tagay dibadda, isagoo soo dhaweyn ballaaran ka helay mas’uuliyiinta sare ee xisbiga, sharci-dejiyeyaasha, xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga, wakiillada golaha dhexe, siyaasiyiin iyo boqolaal taageerayaal ah oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here