Hargeisa (HCTV) Daawo “Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini oo ssi gaar ah ugu waramayay Telefishanka Horn Cable TV ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo jeediyey inuu bulshada la wadaago wixii kasoo baxay socdaalka uu ku joogo Maraykanka.
Home Somali News “Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini