War-bixin: Nin Hubaysan Oo Muqdisho Ku Dilay 6 Qof Oo Isku Qoys Ah

Muqdsho (HCTV) – Nin Hubaysan ayaa Xalay Lix Qof oo isku qoys ah ku dilay Magaalada Muqdisho.

Nin Hubaysan ayaa Xalay Fiidkii weerarray Guri ay ku yaalla Xaafad Barakacayaal deggan yihiin oo ku taalla duleedka Muqdisho, waxaanu halkaa ku dilay Lix Qof oo isku Qoys ah.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka