Category: Breaking News

1 2 3 4 5 41 30 / 407 POSTS
Waddani Oo Sheegay Inay Meel Fiican U Marayaan Wada-hadaladii U Socday Iyaga Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi

Waddani Oo Sheegay Inay Meel Fiican U Marayaan Wada-hadaladii U Socday Iyaga Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi

Hargeysa, (HCTV) - Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga WADDANI Cabdillaahi Jaamac Cismaan oo saxaafadda maanta kula hadlay Xarunta Dhexe ee X [...]
Deegaamo Ka Mida Puntland Oo Looga Dareeray Doorashadii U Horaysay Ee Hal Cod iyo Hal Qof Ah

Deegaamo Ka Mida Puntland Oo Looga Dareeray Doorashadii U Horaysay Ee Hal Cod iyo Hal Qof Ah

Garoowe, (HCTV) -Dawlad goboleedka Puntlland, ayaa saaka waaberigii ka billowday doorashooyin dadweynuhu ay codkoodu wax ku dooranayaan markii ugu hor [...]
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, (HCTV) - Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xis [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM

Hargeysa,(HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guura [...]
5 Qof Oo Ku Geeroyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

5 Qof Oo Ku Geeroyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) - Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday, sideed kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo caawa ka dhacay galbeed Hargeysa, sida ay war [...]
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirkaTurkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirkaTurkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet

Muqdisho, (HCTV) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya [...]
Unrecognised but unbowed, Somaliland youth carry the flag

Unrecognised but unbowed, Somaliland youth carry the flag

Hargeisa, (AFP) - Beneath the defiant flag of their self-declared republic, young Somalilanders considered life as fresh university grad [...]
Daawo: Dufcaddii 13aad Oo Tiradoodu Ka Badan Tahay 400 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Admas

Daawo: Dufcaddii 13aad Oo Tiradoodu Ka Badan Tahay 400 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Admas

Hargeysa, (HCTV) - Dufcadii 13aad óo tiradoodu ka badan tahay 400 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa. Munaasibad si h [...]
1 2 3 4 5 41 30 / 407 POSTS