Category: Breaking News

1 36 37 38 39 40 41 380 / 407 POSTS
Somalia oo warbixin lagaga dhegeysan doono Caruusha

Somalia oo warbixin lagaga dhegeysan doono Caruusha

Caruusha, February 1, 2019 (HCTV.TV) shirweynaha madaxda adduunka oo maanta ka furmay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania ayaa lagu soo bandhigi doon [...]
Daraasad cusub oo daah-furtay Magnad dhulku kaydsado

Daraasad cusub oo daah-furtay Magnad dhulku kaydsado

Hargeysa, January 30, 2019 (HCTV.TV) Inkasta oo ay khubaradda dunidu sheegtay in dhulku lumiyey in ka badan  magnetic field 565 Malaayiin sannadood ka [...]
Ugu yaraan 28 Qof oo ku Dhintay Doonyo ku degay Djibouti

Ugu yaraan 28 Qof oo ku Dhintay Doonyo ku degay Djibouti

Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay labo doonyood oo ku qalibmay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay laanta Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaaji [...]
Xaaladda Jigjiga oo Degen.

Xaaladda Jigjiga oo Degen.

Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida kaddib markii ciidammada militariga ay la wareegeen waddooyinka magaal [...]
Ethiopia oo Faahfaahisay Weeraro ay ka Fulisay Gudaha Soomaaliya.

Ethiopia oo Faahfaahisay Weeraro ay ka Fulisay Gudaha Soomaaliya.

Warbaahinta Fana ee ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa kusoo warrantay in ciidammada cirka ee dowladda Itoobiya ay duqeyn ku dileen 35 dagaalama [...]
Maxay ka Wada Hadleen RW Khayrre iyo Uhuru Kenyatta ?

Maxay ka Wada Hadleen RW Khayrre iyo Uhuru Kenyatta ?

Uhuru Kenyatta, ayaa aqalka madaxtooyada kulan kula qaatay Ra'iisal wasaaraha Soomaaliy Xassan Cali Khayre, oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya. [...]
Fursad sharci oo ay madaxda Somaliland u siiyeen Somalia sheegashada Berbera

Fursad sharci oo ay madaxda Somaliland u siiyeen Somalia sheegashada Berbera

Hargeysa, January 29, 2019 (HCTV.TV) Warbixin falanqayn sharci ah oo laga sameeyey doodda sheegashada Somalia ku sheegato inay talo ku yeelato heshiis [...]

https://www.youtube.com/watch?v=PXgIyPnsyII Kampala/Muqdisho (HCT.TV) Wasaaradda Arrimaha Debada ee Somalia ayaa jawaab kulul ka bixisay weedho [...]
Wasiirka Beeraha Zimbabwe oo ka hadlay xaaladda Somalia “Somalia Subax uun kumay toosin Xaaladda ay tahay Wasiirka Beeraha Zimbabwe

Wasiirka Beeraha Zimbabwe oo ka hadlay xaaladda Somalia “Somalia Subax uun kumay toosin Xaaladda ay tahay Wasiirka Beeraha Zimbabwe

Harare, January 28, 2019 HCTV.TV) “Somalia subax uun kumay toosin xaaladda ay tahay” sidaa waxa yidhi Wasiirka Beeraha Zimbabwe Perrance Shiri oo la h [...]
1 36 37 38 39 40 41 380 / 407 POSTS