Category: Somali News

1 2 3 4 5 410 30 / 4098 POSTS
Shan Ka Mid Ah Kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Matali Doona Maamulka Koofur Galbeed Oo La Doortay

Shan Ka Mid Ah Kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Matali Doona Maamulka Koofur Galbeed Oo La Doortay

Baydhabo, (HCTV) – Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay Shan ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya maamu [...]
Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Sicir Bararka Saamayn Ku Yeeshay Nolosha Dadka

Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Sicir Bararka Saamayn Ku Yeeshay Nolosha Dadka

Jigjiga, (HCTV) - Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa go'aano kasoo saartay sicir bararka maalmahan ka jiray degaanka, sidaan lawada soconay maal [...]
Ethiopian Airlines Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Inay Hub Iyo Askar U Rartay Dagaalka Ka Dhanka Ah Tigrayga

Ethiopian Airlines Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Inay Hub Iyo Askar U Rartay Dagaalka Ka Dhanka Ah Tigrayga

  Addis Ababa, (HCTV) - Shirkadda Diyaaraha ee Ethiopian Airlines oo ah ta ugu balaadhan Afrika ayaa maanta gaashaanka ku dhufatay inay hub iyo [...]
Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Sheegay Inaan Wali Xal Laga Gaadhin Khilaafka Ka Taagan Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal Ee Somaliland

Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Sheegay Inaan Wali Xal Laga Gaadhin Khilaafka Ka Taagan Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal Ee Somaliland

Muqdisho, (HCTV) - Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble in aanu masuuliyad iska saarin xallinta khilaafka ka [...]
Xisbiga UCID oo Ku Dhawaaqay Inuu Xubinimadii Xisbiga Uu Ka Qaaday Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

Xisbiga UCID oo Ku Dhawaaqay Inuu Xubinimadii Xisbiga Uu Ka Qaaday Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

Hargeysa, (HCTV) - Xisbiga UCID ayaa xubinimadii iyo xilkiiba ka qaaday Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), oo ahaa xogeeye ku xigeenkii xisbiga UCID [...]
Garab Ka Mid Ah Xildhibaanada xisbiga UCID Oo Heshiis Isbahaysi La Galay Kulmiye

Garab Ka Mid Ah Xildhibaanada xisbiga UCID Oo Heshiis Isbahaysi La Galay Kulmiye

Hargeysa, (HCTV) - Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka KULMIYE, xildhibaannada xisbiga uga soo baxay doorashooyinkii wakiillada iyo garab isugu jira siy [...]
Guddida Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Gaadhay Magaalada Garbahaarey

Guddida Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Gaadhay Magaalada Garbahaarey

Garbahaaray, (HCTV) - Guddida dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee uu magacaabay raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaaray magaalad [...]
Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Khamri Lagu Soo Qariyey Jawaanada Qaadka Oo Ay Qabteen

Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Khamri Lagu Soo Qariyey Jawaanada Qaadka Oo Ay Qabteen

Hargeysa, (HCTV) - Ciidanka booliiska Somaliland, ayaa ku guulaystay in ay qabtaan khamri lagu soo qariyay jawaanada qaadka oo ay sideen baabuurta qaa [...]
1 2 3 4 5 410 30 / 4098 POSTS