Category: WARARKA

1 2 3 260 15 / 3900 POSTS
Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Oo Lagu Dilay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Garasbaaley

Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Oo Lagu Dilay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Garasbaaley

Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii Amniga i [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. [...]
Maraykanka Oo Diyaarada Wax Duqaysa Ee B-52 Dulmariyey Bariga Dhexe Iyo Iran Oo Cambaaraysay

Maraykanka Oo Diyaarada Wax Duqaysa Ee B-52 Dulmariyey Bariga Dhexe Iyo Iran Oo Cambaaraysay

Tehran, (HCTV) - Maraykanka ayaa mar labaad dul mariyey Bariga Dhexe diyaar=ada wax duqaysa ee US B-52 Bomber, taas oo dawladda Iran ay ku tilmaantay [...]
Maraykanka Oo Dhamaystiray Inuu Dhamaan Ciidamadiisa Ka Saaro Soomaaliya

Maraykanka Oo Dhamaystiray Inuu Dhamaan Ciidamadiisa Ka Saaro Soomaaliya

Muqdisho, (HCTV) - Saraakiisha Militariga Mareykanka ayaa sheegay in labo cisho ka hor la dhameystiray ka bixista ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya oo [...]
Yoweri Museveni Oo Ku Guulaystay Doorashadii Ka Dhacday Dalka Uganda

Yoweri Museveni Oo Ku Guulaystay Doorashadii Ka Dhacday Dalka Uganda

Kambala, (HCTV) – Madaxweynihii mudada dheer xukumayey dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee ka dhacday [...]
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Madaxweynaha U Soo Gudbiyey Warqadda Cayimaada Qabsoomida Doorashooyinka Isku Sidkan

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Madaxweynaha U Soo Gudbiyey Warqadda Cayimaada Qabsoomida Doorashooyinka Isku Sidkan

Hargeysa, (HCTV) - Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u soo gudbiyey w [...]
Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Oo Gaadhay Magaalada Baydhabo

Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Oo Gaadhay Magaalada Baydhabo

Baydhabo, (HCTV) – Waxa goor dhaw gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay wafdi uu horkacayo Wakiilka gaar ah ee Qarramada Midoobey u qaabi [...]
Trump Oo Noqday Madaxweynihii U Horreeyay Taariikhda Maraykanka Ee Maamuus Ka Xayuubin 2 Jeer Loo Soo Gole Joojiyey

Trump Oo Noqday Madaxweynihii U Horreeyay Taariikhda Maraykanka Ee Maamuus Ka Xayuubin 2 Jeer Loo Soo Gole Joojiyey

Washington, (HCTV) – Madaxweyne Trump oo mudo xileedkiisa todobaad uga hadhay aayaa noqday madaxweynihii u horeeyey taariikhda dalka Maraykanka ee maa [...]
Milatariga Ethiopia Oo Dilay Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada, Seyoum Mesfin Iyo Laba Masuul Oo Kale

Milatariga Ethiopia Oo Dilay Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada, Seyoum Mesfin Iyo Laba Masuul Oo Kale

Addis Ababa, (HCTV) – Ciidamada Difaaca Qaranka Ethiopia ayaa ku dhawaaqay maanta oo Arbaca ah dilka Wasiirkii hore ee arimaha dibada Itoobiya, Seyoum [...]
Congress-Ka Maraykanka Oo Ka Fadhiistay Maamuus Ka Xayuubinta Trump

Congress-Ka Maraykanka Oo Ka Fadhiistay Maamuus Ka Xayuubinta Trump

Washington, (HCTV) – Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa ka fadhiistay sidii Madaxweynaha xilkiisu sii dhamaanayo loogu samayn lahaa maamuus ka x [...]
80 Qof Oo Shacab Ah Oo Lagu Laayey Galbeedka Ethiopia

80 Qof Oo Shacab Ah Oo Lagu Laayey Galbeedka Ethiopia

Metekel, (HCTV) - Komishanka Xuquuqal Insaanka ee dalka Ethiopia ayaa sheegay in weerarkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Galbeedka dalka Ethiopia in lagu [...]
Itoobiya Oo Digniin U Dirtay Sudan Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Xuduuda Xiisadu Ka Taagan Tahay

Itoobiya Oo Digniin U Dirtay Sudan Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Xuduuda Xiisadu Ka Taagan Tahay

Addis Ababa, (HCTV) – Dawlada Ethiopia ayaa ku eedaysay dalka ay jaarka yihiin ee Sudan inay ciidamo soo dhoobtay xadka labada dal oo ay ka dhaceen is [...]
Somaliland: Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeeray Dekeda Berbera

Somaliland: Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeeray Dekeda Berbera

Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta [...]
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Imaaraadka Carabtu Dhisay

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera

  Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashr [...]
1 2 3 260 15 / 3900 POSTS