Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Ciraaq.

HomeSomali NewsBreaking News

Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Ciraaq.

” Xildhibaanada Qaarkood Waa Shabaab” Wasiir Goodax
Hogaamiyaha Khaatumo oo Hargeysa kusoo Laabtay.
Madaxweynaha Algeria Oo Is-Casili Doona 28-ka Bishan
Baarlamaanka Somalia Oo Go’aamiyey In Laba Sanadood Doorasho Lagu Qabto Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweeyey
Nigeria oo Baadhaysa Diyaarad u Gurmatay Nin Saxmad ku Go’doomay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah.

Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu Alle Madaxweyne Barham xilkiisa u fududeeyo, isla markaana Shacab weynaha Dalkaasi uu u noqdo mid ay mahadiyaan.

Madaxweynaha Cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah, ayaa ah siyaasi caan ka ah Dalkaas, isla markaana ka tirsan Xisbiga Kurdida ee [Patriotic Union of Kurdistan], waxanay xildhibaannada Ciraaq oo ka kooban 329 xubnood, 220 ka mid ah codkooda siiyeen hoggaamiyaha cusub.

COMMENTS