Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka warramay Qorsheyaasha Mustaqabalka dhow ee dhinaca wax soo-saarka.
Wasiirka oo Maanta Waraysi siiyey Telefiishanka HCTV ayaa sheegay inay diyaariyeen Banka Wajaale, si sannadkana loo beero, si ay uga soo go’aan dalagyo muhiim u ah Somaliland.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka