Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Dareenada Ku Xeeran Socdaal Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Ku Yimid Badhan
Ilmo Tareen ku Dhashay oo la Siiyay Abaal Marin 25 Sano ah.
Maraakiib Shisheeye oo Faro Ba’an ku Haya Kalluunka Somaliland.
” Ina Cismaan Geelle Waa Loo Xoog Sheegtay, In Xoolihiisa layska Qaataa Waa inagu Ceeb” Eng Faysal.
Safiirka Ingiriiska Ee Somalia Oo Socdaal Ku Tagay Puntland

Burco (HCTV) – Roobab ka da’ay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa gooyey Biriij ay Isticmaali jireen Dadka ku Ganacsada ama kuwa ka adeegta Sariimadda Xaafadda Dhuurta ee Magaaladaasi.

Buundadan oo loogu talo-galay inay Dadweynuhu isticmaalaan ayaa waxa gooyey Roobab Maalmihii u dambeeyay ka da’ayey Magaalada Burco, sida uu soo warramay Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Magaaladaasi, Ibraahim Faarax Macaaneeye.

Haweenka ku Ganacsatada Suuqa Buundadii loo marayey Go’day oo Arbacada Saaka Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dan ku qabeen Biriijka go’ay, saakana ay ka soo wareegeen meel aad uga fog suuqa ay ku ganacsadaan, sidaasi darteedna ay u baahan yihiin in si dhakhso ah loogu dayac-tiro.

La Soco Warkan oo faahfaahsan

 

COMMENTS

%d bloggers like this: