HomeSomali NewsBreaking News

Trump oo ka Hadlay Diyaaradii Maraykanka ee Iran ay Soo Ridday.

Socdaalkii Wafdiga ONLF oo Gaadhay Degmada Shiilaabo ee Gobolka Qorraxay.
Cumar Al-Bashiir oo Xilka Ka Degay iyo Wadatashiyo Socda.
“Markaan Dhaliilayay Madaxwyne Cigaal Waxaan ahaa ……” Madaxwayne Muuse biixi.
Trump Oo Codka Veto-ga Ku Diiday Joojinta Ka Qaybqaadashada Dagaalka Yemen
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Ee UFO

Image may contain: 1 person

Washington (HCTV) Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo hadlay diyaaradda Maraykanku leeyahay oo Iran ay maanta soo ridday waxaa uu yidhi

” Iran Khalad Wayn ayay Samaysay” isagoo hadalkaasi soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

ilaalada kacaanka Iran ayaa saaka shaaciyay inay soo rideen diyaarad nooca daroonka loo yaqaano ah oo soo gashay hawadooda.
sarkaal u hadlay ciidanka Iran ayaa sheegay in Iran ay diyaar u tahay dagaal buuxa isla markaana ay ka jawaabayaan gardarro kasta oo dibadda kaga timadda.

Afhayeen u hadlay gaashaan dhigga Maraykanka ayaa beeniyay sheegashada Iran ee ah in diyaaradaasi ay soo gashay hawadooda.

HORN CABLE TV.
WAAXDA ONLINE-KA

COMMENTS