Fadliga Soonka Maalinta Carafo: Sheekh Berberawi

Fadliga Soonka Maalinta Carafo: Sheekh Berberawi

Hargeysa (HCTV) – Akhristayaal, Daawadayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka Maalinta Carafo Sheekh Cabdillaahi Berberi oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlaya Fadliga Maalintaa iyo Arrimo kale oo If iyo Aakhiraba ina anfacaya. Halkan Hoose ka Daawo Muxaadarada.     Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Ingiriiska
Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Diyaarada Kenya Laga Leeyahay Oo Xamuul Siday Oo Ku Soo Dhacday Garoonka Muqdisho
Culimada Muslimiinta Ethiopia Oo Shir Ku Yeeshay Addis-Ababa Iyo Abiy Axmed Oo Ka Qaybgalay
Hudheel Shiinuhu U Isticmaalayey Karantiimaynta Dadka Coronavirus Qaba Oo Dumay
Maxkamadda Ciidamada Somalia Oo Xukun Ku Ridday Laba Askari Oo Dil Ku Eedaysnaa

Hargeysa (HCTV) – Akhristayaal, Daawadayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka Maalinta Carafo

Sheekh Cabdillaahi Berberi oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlaya Fadliga Maalintaa iyo Arrimo kale oo If iyo Aakhiraba ina anfacaya.

Halkan Hoose ka Daawo Muxaadarada.

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: