Qodobbo Diini Iyo Maaddi Ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco

HomeSomali News

Qodobbo Diini Iyo Maaddi Ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco

Malaysia Oo Kulan Ka Yeelatay Joogitaanka Dalkooda Ee Sheekh Zakir Naik
Al-Shabaab Oo Degmada Waajid Ku Dilay Qoys 7 Qof Ah
Kismaayo: 26 Qof Oo 10 Ajaanib Yihiin Oo Geeriyooday & 56 Dhaawac Ah + Sawirro
“Maya, Safaarado Iskuma Lihin Aanu Isdhaafsanay” Wasiirka Arimaha Dibada Somalia
Wadamada Carabta Oo Sheegay In Amaankoodu Khatar Ku Jiro

Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta Magaalada Burco lagu soo gebogabeeyay Shir-dhaqameed Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay halkaa uga socday Beelaha Walaalaha ah ee Bariga iyo Galbeedka Burco.

Shirkan oo ay labada beelood kaga wada-hadlayeen sidii ay u horumarin lahaayeen deegaannada ay wada degaan, is-laab-xaadhasho iyo in wixii hore ee dhex yaallay laga gudbo ayaa waxa ka soo baxay 9 Qodob.

Halkan Hoose ka Akhri Qodobbada ka soo baxay Shirkii Samo-talis 1 ee Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

 

 

COMMENTS