Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku sheegayso in si ku meel-gaadh ah loo hakiyey duulimaadyadii Gudaha dalka.
Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulimaadyada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV, kaasi oo u qornaa sidan:-
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka