Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska

0
1

Hargeysa, (HCTV) – Wakiilka Taiwan u Fadhiya Somaliland, ayaa La kulmay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Sayniska ee Somaliland oo ay Weheliyaan masuuliyiinta sare ee wasaaraddaasi.

Masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Taiwan ayaa kulankan kaga wadahadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta dhinaca waxbarashada iyo arrimo kale.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here