UK Oo Dalal Somaliland Ku Jirto Ka Caawinaya La-dagaalanka Ayaxa

Hargeysa (HCTV) -Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday $ 22 Million oo dollar oo ay ugu talo-gashay inay dalal Somaliland ku jirto kaga caawiso la dagaalanka Ayaxa oo dhibaato ku haya wax soo-saarka dalagyada Beeraha.

$ 22 Million ee dollar ayaa Dawladda UK ku caawinaysaa Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto iyo dalal kale oo Yemen ka mid tahay, kuwaasi oo dhammaantood uu aafeeyay Ayuxu.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka Daawo

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-KA