WADDANI Oo Dib U Dhigay Shirweynaha Xisbiga

0
3

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay shirweynaha Xisbigaasi.

Kulan ay Maanta Hargeysa ku yeesheen Guddiga fulinta ee Xisbiga WADDANI ayay ku go’aamiyeen in shirka dib loo dhigo, sida markaa ka dib uu Shir-jaraa’id ka sheegay Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi

https://www.facebook.com/HornCableTv/videos/2650857168514156/?t=17

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here