Taiwan Oo Maanta Si Rasmi Ah Xafiis Diblomaasiyadeed Uga Furatay Hargeysa

Taiwan Oo Maanta Si Rasmi Ah Xafiis Diblomaasiyadeed Uga Furatay Hargeysa

India: 3 Qof Oo Ku Dhintay Rabshado Ka Dhashay Hadal Lid Ku Ah Nebi Muxamed (CSW) Oo Lagu Baahiyey Facebook
Trump Oo 6 Bilood Kadib Ka Hadlay Booqashadii Xaaskiisa Ee Ahraamta Masar
Caruurnimadii Ilaa Caannimada Messi :[Barnaamij ]
Soomaaliya iyo Masar oo Caafimaadka iska Kaashanaya.
Kenya Oo Ka Mid Noqonaysa Dalalka Xafiisyada Diblomaasiyadeed Ka Furtay Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.

Munaasabaddii furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed ee Taiwan waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale.

Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online-ka kaga qayb-galay, furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed.

Labada dal ee Taiwan iyo Somaliland oo dhawaan yeeshay xidhiidh diblomaasiyadeed ayaa iska kaashan doona dhinacyada, Caafimaadka, Waxbarashada, Tamarta iyo Kalluumaysiga.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

 

COMMENTS

%d bloggers like this: