Somali News Somaliland Oo Xukuno Qisaas Ah Ku Fulisay Lix Qof By Ahmed Cige - November 26, 2020 0 4 FacebookXPinterestWhatsApp Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa dil qisaas ah ku fulisay lix qof oo Maxkamadaha Somaliland ay ku xukumeen in loo qisaaso dad ay hore u dileen, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka.