Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo U Jeediyay Xukuumadda, Shacabkana Ugu Baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo U Jeediyay Xukuumadda, Shacabkana Ugu Baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan

Somalia Oo Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed U Jartay Dalka Guinea
” Waa Rag Shaqo Tagay Kuwaasi” Wasiir ku xigeenka amniga Somaliland.
Madaxweynaha Puntland Oo Furay Kal-Fadhiga 44-Aad Ee Golaha Wakiillada
Wararkii U Dambeeyey Xaalada Gobolka Amxaarada Ethiopia
Puntland Oo Xukun Dil Iyo Xabsi Ah Ku Riday Xubno Katirsan Kooxda Al-Shabaab

Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa.

Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Sommaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

COMMENTS

%d bloggers like this: