Midowga Musharixiinta Somalia Oo Safiirka Turkiga Ugu Baaqay Inuu Dhexdhexaad Ka Noqdo Doorashooyinka

0
3

Muqdisho, (HCTV) – Midowga musharixiinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo baxay waxaa ay ka dalbadeen safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka dalka, kaddib kulan dhaxmaray guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay iyo safiirka dowladda Turkiga u jooga dalka Soomaaliya.

Mehmet Yilmaz safiirka dowladda Turkiga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, kaa oo dhawaan loo doortay xilkan.

Hoos ka akhriso qoraalka ka midowga musharixiinta

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here