Somali News Somaliland: Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeeray Dekeda Berbera By Ahmed Cige - January 12, 2021 0 3 FacebookXPinterestWhatsApp Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa kormeeray Dekeda Berbera.