Xukumada Somaliland Oo Ka Warbixisay Markab Sida Saddex Wiish Oo Lagu Xidhi Doono Dekeda Cusub

Berbera, (HCTV) – Maareeyaha dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi ayaa ka warbixiyey halka uu marayo dhismaha Dekeda cusub ee Berbera iyo Markab soo gaadhay Dekeda, kaas oo sida saddex wiish oo lagu xidhi doono dekeda cusub.

Maareeye Siciid waxa uu sheegay in dhaystirka dekeda Berbera waxa qirayaa ay tahay markabkan oo ku soo xidhay dekedii cusbayd.