Madaafíic Lagu Weeraray Villa Somalia Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay

HomeSomali NewsBreaking News

Madaafíic Lagu Weeraray Villa Somalia Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay

Odayaasha Deegaanka Mandheera Oo La Barayo Ka Hor-tagga Xagjirnimada
Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax Oo Ka Dhacay Muqdisho
War-Murtiyeedka Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Kenya
India: 3 Qof Oo Ku Dhintay Rabshado Ka Dhashay Hadal Lid Ku Ah Nebi Muxamed (CSW) Oo Lagu Baahiyey Facebook
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Oo Ka Hadlay Dib-U-Habaynta Dhaqaalaha Iyo Shirkadaha Dawladda Ethiopia

 

Muqdisho, (HCTV) – Inta la ogyahay ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen kadib markii madaafíic lagu weeraray Madaxtooyada Somalia, duhurnimadii maanta oo Arbaca ah.

Hoobiyeyaasha lagu bartilmmaameedsanayey Villa Sommalia oo tiradoodu gaadhaysay ilaa shan hoobiye ayaa saddex ka mid ahi waxay ku dhaceen guryo dad shacab ahi ay degan yihiin, halka laba ka mid ahina ay ku dhaceen Madaxtooyada Somalia lafteeda.

Hoobiyeyaasha ku dhacay guryaha shacabka ah ayaa waxa ku dhintay laba Dumar ah, halka ay ku dhaawacmmeen ilaa shan kale oo oo u badan caruur oo ay hoobiyeyaashu ugu tageen xaafádaha degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabadda ee gobolka Banaadir.

Masuuliyada weerarkan ayaa waxa sheegtay ururka Al-shabaab.

COMMENTS